June 20, 2011

Qabaleeyada 52 Degmo miyaa lakala badali doonaa? Aadan Heebaan Dubad

Waxaan ogsoonahay in dhawaan lagu sameeyay Gudoomiyaashii 52 Degmo ee ismaamulka Somalida, iyadoo looga dan lahaa hirgalinta dimuqraadiyada iyo horumarka dhaqaalaha. Sidoo kale waxaa dhawaan lakala badalay maamuladii qabaleeyada Degmada Jigjiga, iyadoo muwaaqirka cusub loo soo dhaadhiciyay qabaleeyada degmada jigjiga oo kaliya balse uusan gaarin 51 degmo ee kale, Waxaan ilaa Read More

Facebook, Advice for parents, By Said Ali ahmed
June 6, 2011

Facebook, Advice for parents, By Said Ali ahmed

The dramatic impact that technology has had on the daily lives of humanity is one that cannot be denied. With Read More

Ururka Dhalinyarada SEDYO oo Xaflad Balaadhan oo loogu Dabaal Degayo Ginbot 20, Kuqabtay Minneapolis.(kadaawo halkan, Vedio)
June 1, 2011

Ururka Dhalinyarada SEDYO oo Xaflad Balaadhan oo loogu Dabaal Degayo Ginbot 20, Kuqabtay Minneapolis.(kadaawo halkan, Vedio)

  Waxaa xusid mudan Ginbot 20, oo ah maalintii kalitaliyihii Mingiste HayleMariam laga eryay wadanka, bulshada reer Ethiopiana loo horseeday Read More

20ka Ginbot oo si balaadhan looga dabaal dagay Magaalada Jigjiga
May 29, 2011

20ka Ginbot oo si balaadhan looga dabaal dagay Magaalada Jigjiga

Jigjiga: Xuska ginboot iyo ilmihii 20 jirsaday ee xuska maalinta ginboot 20 ayaa dhamaan dalka iyo dibadiisaba looga dabaal dagayaa Read More

Waxaa Jaaliyada Kasoo jeeda Deegaanka Somalida Ethiopia ee Degan Minneapolis Lala socodsiinayaa kasoo qaybgalka Xuska Gimbot 20
May 26, 2011

Waxaa Jaaliyada Kasoo jeeda Deegaanka Somalida Ethiopia ee Degan Minneapolis Lala socodsiinayaa kasoo qaybgalka Xuska Gimbot 20

  Minneapolis, 25-May-2011 – Guud ahaan qeybaha kala duwan ee jaaliyadda deegaanka Soomaalida ee gobolka Minnesota waxaa lala socodsiinayaa ka Read More

Gudoomiyaashii iyo Madax Xafiiseedyada Degmoyinka DDSI oo la isku shaandheeyay
May 24, 2011

Gudoomiyaashii iyo Madax Xafiiseedyada Degmoyinka DDSI oo la isku shaandheeyay

Jigjiga :Waxaa shalay galinkii dambe wakhtigii uu gaba-gabada ku dhawaa qaybtii galinka dambe ee Shirkii Dib-u-curashada Deegaanka ee ka socday Read More

Wasiirka Ganacsiga Ethiopia Mr. Abdirahman Sh. Mahamed oo sheegay in kobaca ganacsiga Ethiopia iyo Hindia uu sii marayo 20%
May 22, 2011

Wasiirka Ganacsiga Ethiopia Mr. Abdirahman Sh. Mahamed oo sheegay in kobaca ganacsiga Ethiopia iyo Hindia uu sii marayo 20%

Wasiirka Ganacsiga dowladda dhexe Itoobiya, mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed, ayaa sheegay in xidhiidhka ganacsi ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Hindiya Read More

Madaxweynaha Dalka Mareykanka qudbadii dheerayd ee inteeda badan ku aadanayd  Bariga dhexe iyo Waqooyiga Africa, halkan ka daawo kana akhriso (English)
May 19, 2011

Madaxweynaha Dalka Mareykanka qudbadii dheerayd ee inteeda badan ku aadanayd Bariga dhexe iyo Waqooyiga Africa, halkan ka daawo kana akhriso (English)

Fadlan hakan kadaawo qudbadii oo dhameystiran I want to thank Hillary Clinton, who has traveled so much these last six Read More

Ururka nabaddiidka ee ONLF oo Degmada Leghida kudilay hal nin oo shacab ah labo kalana ku dhaawacay
May 18, 2011

Ururka nabaddiidka ee ONLF oo Degmada Leghida kudilay hal nin oo shacab ah labo kalana ku dhaawacay

Gindhidh: Warar lagu kalsoonyahay oo aan kahelay dagmada Lagahida ee gobolka Fiiq ayaa sheegaya in ay ONLF  ku dishay nin Read More

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Ethiopia oo ku eedeeyay ONLF inay kadenbaysay Weerarkii Waxashnimada ahaa ee lagula Kacay Shaqaalaha WFP
May 16, 2011

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Ethiopia oo ku eedeeyay ONLF inay kadenbaysay Weerarkii Waxashnimada ahaa ee lagula Kacay Shaqaalaha WFP

Addis Ababa, 15-May-2011 – Wasiirka Xafiiska Arrimaha Warfaafinta dowladda dhexe Itoobiya, Bereket Simon, ayaa shaaca ka qaaday in weerarki lala Read More

Maamulka Dowlada Deegaanka Somalida oo Gurmadkii gaadhsiiyay Cadeyle iyo Qudhacle ee Degmada Leg Hida
May 7, 2011

Maamulka Dowlada Deegaanka Somalida oo Gurmadkii gaadhsiiyay Cadeyle iyo Qudhacle ee Degmada Leg Hida

 Leg Hida: Wararka naga soo gaadhaya Degmada Leghida ee Gobalka Fiiq ayaa sheegaya inay wali xasiloontahay, goobihii uu dagaalku kadhacay, Read More

Gudoomiyaha Qurbajoogta Beesha Bartire oo Tacsi udiraya Dadkii dadkoodu laayay Nabadiidku
May 4, 2011

Gudoomiyaha Qurbajoogta Beesha Bartire oo Tacsi udiraya Dadkii dadkoodu laayay Nabadiidku

Minneapolis: Gudoomiyaha Qurbajoogta Beesha Bartire ee North America, Faarah Hussen Fure ayaa Tacsi udiraya Dhamaan Ehelada dadkooda nabaddiidku kuxasuuqeen Tuulooyinka Read More

Shirwaynihii Qiimaynta iyo Ansaxinta Sharciga iyo Qaabsocodka Ururka SEDYO, oo kadacay Minneapolis.
May 3, 2011

Shirwaynihii Qiimaynta iyo Ansaxinta Sharciga iyo Qaabsocodka Ururka SEDYO, oo kadacay Minneapolis.

Ururka dhalin yarada qurba joogta somalida ethiopia (SEDYO) ayaa maanta kulan kuyeshay magalada mineapolis. kulankaas oo loga gol lahaa ansixinta Read More

Budhcad dhuleedka UBO ee kadhaq dhaqaada Gobalka Fiiq ayaa dilay 5 qof 17 kalena dhaawac
May 2, 2011

Budhcad dhuleedka UBO ee kadhaq dhaqaada Gobalka Fiiq ayaa dilay 5 qof 17 kalena dhaawac

  Budhcad Dhuleedka, qowlaystayaasha  UBO ayaa shalay waxay weerar kusoo qaadeen Tuulooyinka Qudhacle iyo Cadeyle ee Degmada Laghida, ee Gobalka Read More

DAAWO KOOXDA UBO OO LASHIRTAY OLF, QIRINJIT, IYO GINBOT7, MAGAALADA ATLANTA.(Maqal iyo Muuqaal)
May 1, 2011

DAAWO KOOXDA UBO OO LASHIRTAY OLF, QIRINJIT, IYO GINBOT7, MAGAALADA ATLANTA.(Maqal iyo Muuqaal)

Kooxda UBO ee majaruhu ka habaabay oo hadba sidii shinbir magalagii galay geed kudul dagaaya. Waxaan maanta jaanis u helay Read More

Beesha Degmada Jigjiga oo Qabatay Shirku Saabsan Taageero Siinta 15 Degmo Ee Cusbaa,3dii Madaxwayne Ku Xigeen Iyo 3da Ismaamul Ayaa Ka Dhacay Magaalada Jigjiga
April 29, 2011

Beesha Degmada Jigjiga oo Qabatay Shirku Saabsan Taageero Siinta 15 Degmo Ee Cusbaa,3dii Madaxwayne Ku Xigeen Iyo 3da Ismaamul Ayaa Ka Dhacay Magaalada Jigjiga

  Jigjiga:  Shirkan oo saaka ka furmay hoolka Sayd Maxamad Cabdile Xasan, waxaana bilowgii lagu soo bandhigay riwaayado iyo heeso Read More

BEESHA DEGMADA JIGJIGA OO SHIRWAYN UGA FURMAY HOOLKA SHIRARKA EE SAYID MAXAMED CABDULAHI XASSAN, EE MAGAALADA JIGJIGA
April 29, 2011

BEESHA DEGMADA JIGJIGA OO SHIRWAYN UGA FURMAY HOOLKA SHIRARKA EE SAYID MAXAMED CABDULAHI XASSAN, EE MAGAALADA JIGJIGA

Jigjiga:  Wararka ka imanaya Caasimada Dawlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in labadii maalmood ee aan soo dhaafnay ay odayaasha, wax garadka, Read More

Ogeysiis kusaabsan Akhristayaasha xiiseynaya inay soo qoraal sheekooyinka taxana ah
April 29, 2011

Ogeysiis kusaabsan Akhristayaasha xiiseynaya inay soo qoraal sheekooyinka taxana ah

  Dhamaan akhristayaasha Webka Jigjiga Town, waxaan usheegaynaa in dhawaan lagu bilaabi doono boga Taxane, sheekooyin iyo fikrado musal sal Read More

MAAMULKA  IYO  SHAQAALAHA  DEGMADA  QABRI  BAYAX  OO  BIL  MUSHAARKOODA
April 29, 2011

MAAMULKA IYO SHAQAALAHA DEGMADA QABRI BAYAX OO BIL MUSHAARKOODA

Maamulka  iyo  Shaqaalaha  Degmada  Qabri  Bayax ayaa ugu  deeqay   dhismaha wabiga  wayn  ee  Abay   Bil  Mushaarkooda ah  Dadaaladan ayaa  dabasocda  Read More

SHIR LAGU  DHISAYAY  GUDI  KASHAQAYNAYSA DABAGALKA  QIIMAHA  MACIISHADAHA
April 29, 2011

SHIR LAGU DHISAYAY GUDI KASHAQAYNAYSA DABAGALKA QIIMAHA MACIISHADAHA

Shirkan   oo uu soo  Qabanqaabiyay  X/gaadiidka  iyo  ganacsiga  ee DDS ayaa   waxaa  kasoo  Qaybgalay  Madax  Xafiiseedyada Xafiisyada   Heer Deegaan  waxaana  Read More

MADAX WAYNAHA DDS OO SHIR JARAA ID QABTAY  SOO NOQOSHADIISII  KADIB.
April 29, 2011

MADAX WAYNAHA DDS OO SHIR JARAA ID QABTAY SOO NOQOSHADIISII KADIB.

Madaxwaynaha  DDS Mudane  Cabdi Maxamuud Cumar  ayaa  Shir Jaraa id  oo  uu Qabtay  Kutilmaamay  in  Socdaalkoodii  ay kumareen wadamaasi  Yurub  Read More

XAFIISKA KAHORTAGA IYO XAKAMAYNTA CUDURKA HIV AYAA SHEEGAY IN AY BAADHEEN 9 BILOOD EE LASOO DHAAFAY DADKABADAN 73 KUN OO RUUX*
April 28, 2011

XAFIISKA KAHORTAGA IYO XAKAMAYNTA CUDURKA HIV AYAA SHEEGAY IN AY BAADHEEN 9 BILOOD EE LASOO DHAAFAY DADKABADAN 73 KUN OO RUUX*

  Madaxa Xafiiska kahortaga HIV Mudane Maxamuud Axmad ayaa sheegay inuu Xafiisku qabtay hawlo dardargalinaya xoojinta dadaalka dawlada ee lagu Read More

ROOB  AAD  UWANAAGSAN  OO KABILAWDAY  DEEGAANKA
April 28, 2011

ROOB AAD UWANAAGSAN OO KABILAWDAY DEEGAANKA

Mansha Allah, Ilaahay ayaa Mahad leh Kadib  markii  Abaaro  ba,an  deegaanka  ay  kuhabsatay   ayaa  Maalmahan waxaa  kabilawday deegaanka    Roobab aan  Read More

SHIR   LAGAGA  WADA HADLAYAY  ARIMAHA  NABAD GALYADA      IYO   MAAMULKA
April 28, 2011

SHIR LAGAGA WADA HADLAYAY ARIMAHA NABAD GALYADA IYO MAAMULKA

Shirkani  oo  ay  si wada jira  usoo  qabanqaabiyeen  Xafiiska  Arimaha Nabadgalyada  ee Ismaamulka  Magaalada Jigjiga   Iyo   Koomishinka  Booliska ee DDS Read More

MUNAASABAD  LAGU MAAMUUSAYAY WAXSOOSAARKA  ISKAASHATOOYINKA BEERALAYDA
April 27, 2011

MUNAASABAD LAGU MAAMUUSAYAY WAXSOOSAARKA ISKAASHATOOYINKA BEERALAYDA

Munaasabadan oo lagu  Qabtay  X/Cilmi Baadhista ee  DDS  ayaa  waxaa  soo diyaariyay  isla  xafiiskaas  Munaasabadan  oo Ujeedadeedu  ahayd  baahinta iyo  Read More

XAFIISKA  MAALIYADA  DEGMADA  QABRI BAYAX  OO  SHEEGAY  IN  MASHAARIICIHII
April 26, 2011

XAFIISKA MAALIYADA DEGMADA QABRI BAYAX OO SHEEGAY IN MASHAARIICIHII

Madaxa  X/Maaliyada  iyo  Horumarinta  Dhaqaalaha  Mudane  Maxamad Sigad Maxamad  ayaa  cadeeyay   in  Boqolkiiba  Sagaashan   Mashaariicaha Kaladuwan  ee  kasocda  Degmada   ay  Read More

Shirkii Frankfort ee waftigii wasiiradii heer Fadaraal ee Ethiopia
April 25, 2011

Shirkii Frankfort ee waftigii wasiiradii heer Fadaraal ee Ethiopia

 Waxaan akhristayaasha sharafta leh karaali galinaynaa inaan idinkala daahnay warkan oo ahaa shir kii kadhacay 4/16/2011 magaalada Frankfurt ee dalka Read More

KULAN  LOOGU  DIYAAR  GAROOBAYAY  XUSKA 7AADKA  CADAALADA  AYAA  LAGUQABTAY
April 24, 2011

KULAN LOOGU DIYAAR GAROOBAYAY XUSKA 7AADKA CADAALADA AYAA LAGUQABTAY

Kulankani  oo  loogu  diyaar  garoobayo  Xuska  7aadka  Cadaalada oo dhawaan  lagaxusi  doono  dhamaan  Dalka  iyo  Guudahaan  Deegaankaba waxaana   diyaargarawga  xuskani   Read More

Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Ee Ethiopia
April 23, 2011

Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Ee Ethiopia

Karlsruhe: Waxaa xaflad iyo soo dhaweyn loogu sameeyay magaaladda Karlsruhe ee dalka Jarmalka Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda ee dawladda Read More

Bahweynta Beesha Bartire oo  sikulul ucanbaareynaysa  weeraradii foosha xumaa ee waxashnimada ahaa ee ay Nabadiidku kusameeyeen Degmada Leg-Hida Nawaaxigeeda
April 18, 2011

Bahweynta Beesha Bartire oo sikulul ucanbaareynaysa weeraradii foosha xumaa ee waxashnimada ahaa ee ay Nabadiidku kusameeyeen Degmada Leg-Hida Nawaaxigeeda

Anagoo ah Odayaasha, Culumada, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Dhalinyarada, iyo Hooyooyinka Beesha Bartiere Waxaan sikulul ucanbaareynaynaa Weerarkii Fuleynimada ahaa ee Budhcad Dhuleedku Read More

Page 1 of 612345»...Last »

Fontsforweb.com - free web fonts download. See this Wordpress fonts plugin